Sheekoyinka Jacaylka ee ka dhacay soomaaliya waxaa ugu weynaa inta la qoray sheekadna
aan halakan ku soo qoray ee dhex martay Abwaan Calimaax iyo cawrala Bulxan sheekada siday u dhacday iyo gabaydii inta laga
hayi ka akhriso Bogan kuna dhifo sawirka Hoos
Bogan waxaan waxaan ku gaydiyaa taariikhda Gobolka sanaag wixii aan ka barto
ama aan ka helo dadka yaqaan waxaan rajaynayaa in aan ku soo wado wixii dadka ka anfacaya taariikhda iyo soo jireenka maamulka
iyo sharafta goblaka sanaag
Sheekoyinku waxay ka mid yihiin wax yaabaha dhaaxalaka somalidu u leedahay soomalida
qudha maahee afrikan ka oo idil waxayan ka soo jeedaa qan ka qani somali hadan anahay waxaan aad uga sheekaynaa sheeko caruureedka
oo ka mid ah wax yabahaan xiisayan jiray yaran taydii markaa bogan waxaan u furay sheekoyininka wixii aan ka xasuusto iyo
waxaan ka heloba in aan dadka la wadaago soo boqo inta ku jirta
Heeso calami ah oo aanadan meel kale ka helaynin baan isku dayaa in aan soo geliyo netka si dadku u dhegaystaan
wax yaabo cusub ee aanay ka maqli jirin net ka markii sii hore waxaan kaloo kula xidhanay heesa xagooda web ka ugu saraysa
soo sarida heesa ee hobonet waxaa intaa dheer fananaka heesihiisa adoo dhegaysanaya baad taariikhdiisana ka akhrisanaysaa
ku dhifo sawirka hoos si aad intaa iyo in kaleba uga heso qaybta hore ee hesaha
Boga labaad ee gabayda Gobolka Sanaag iyo gobalada kaleba Gabayada aad iyo aad baan ugu dadalaa in aan ku
soo guro web kaga waxayna ka mid yihiin waxa igu kalifay in aan web kan u sameeyo yar in aan raad raaco suugaanta goblka sanag
oo habayaraatee waxba kaaga jirin netka webkan yarina wuxuu hor bax u yahay ku waa weeyn oo suuganta iyo wararka sanaagba
laga helo ka akhriso kan dhegayso gabayda qaybta labaad
Bogan waxaa ku safgaraysan aana laga saarayan inta web kana furan yahay qoys cusub oo
reer Suladan Maxamoud Cali Shire ah oo soo shaacbaxay hada oo uu ku dhalay intuu ku xidhaan jasiirada ee ingiriisku xidhay
waa reer badalay taariikhda Goblka sanag iyo dadka ku noolba ka akhriso sawirka hoos ku qoran.
Bogan waxaad kahelaysaa abwaanada ugu caansan taariikhda suuganta sida hadraawi, maweel ,saciid salax, xasangeni
iyo qaar kaloo badan waxaad kaloo ka helaysaa suugaantoodii markaad web ka gasho badan kooda waxaa ku jira sawiradooda ku
dhifo sawirka abwaan kaad rabto suugaantiisa waxaa ku soo baxaya bagyaka ay kujiraan suugantiisa waxa ku jira internetka oo
aan ka helay oo dhan sid aad ku gasho web ka hada ku dhifo sawirkaa hoos ku dhegsan
Webkan waa webka kaleya ee webka somalida ka haya heeso maryakan ah ee video ah web kasta fiiri ma hayaan
waxaa kaloo intaa dheer codsiga nin kasta iyo gabarakasta oo heesta oo maraykan ah iyo weliba mid somali ahba hadii aad soo
codsato oo aan hayno isla markaba waxaad ka dhawanaysa kana dhagaysanaysaa halakan hada inta ku jirta webka ka daawo halaka
codsigana ha ilaabin dookhaga halagla arko emailku hoos buu ku qoran yahay ku soo dirso fananaka magaciisa iyo heestaad rabto
Sawiro cusub oo weli aan soo garin neka badan kooda sawiran nin ka qaday magaciisa ma aqaan lakiin aad iyo
aad baan ugu mahad celinayaa sida fiican ee uu sawiradan u qaday waxaa sawiradan laga qaday galayinka mataanaha ah badhan
iyo dahaaftimo iyo inta u dhegaysa ee firi ku dhofo sawirka hoose
Boga Faniinta somaliyeed bogan waa boga kaliya ee aad ka heelayso waraka fanaaniinta showyada taaiikh fanoodkooda
iyo wax yaabaha ugu waa weeyan ee fanka ku soo kordhay hadad tahay qof fanka iyo fananaka xiiseeya web kan adaa leh ee ku
naso nasteex si aad ku gasho
warar ahaa ee ku saabsanaa Goblka Sanaag ee aan soo
dhaafnay waxaa weye wabkan mid lagu kaydiyo waraka si ha dhow dib loogu noqdo
wixii xuna layska ilaaliyo wixii fiicana lagu dhaqaaqo si aad ku gasho webkan ku dhifo sawirkan
Bogan waxaan u sameeyey Diinta waxaad ka helaysaa wax yaabaha ugu waa weyn ee nafta lagu waaniyo laguna
tuso aakhir waxaad kaloo ka helaysaa wayaabo aan weli la soo gelin web site kale sida sawirada mucjisoo yinka alle tusay dadkiisa
waa wax yaabo aan u arkay in bin aadanku ku caqli qadanyo ugna filan ku quusasho aad ifka ka quusato aakhiran boos ka
sii diyarsato ka fiiri
Bogan ka fiirso kana akhriso abwaaninta meesha sare kaaga jirta fanka iyo suuganta somalida sida maaweel,
Xudaydi iyo qaar kaleba oo aan ku soo dari doonaba had ii alla idmo si aad ku gasho ku dhifo sawirka hoos
bogan waa kii labaad ee sheekoyinka caruuta kan hore waa qadi waayey markaa kan banau u soo raray waxaana
balan ah in aan sheekon cusub soo dayao waxaana loo xil saaray xaga sheekoyinka hooyo joogta canada oo caruuteeda jecel in
ay sheeko somalida uga sheekayso haysan sheekoyin badan weli waxaan ku wadnaa uruisa maray isku soo duba dhacaan kala sii
sico web kan inta hadeer ku jirtan ka sii akhriso ku dhifo sawirka hoos yaal.
Heeso fiican casri iyo qaraamiba ka dhegayso balantaydu waxaa weeye marka webku siku
duba dhacdo in aan nees cusub soo geliyo web ka si fanku u sii bar baaro waxaad kaloo samayan kartaan wixii codsi ah ku soo
dirsada emailkayga hoos ku qoran hadii aan heli karo heesa haad codsataan waxaa balan ah in aad ka dhegaysataan halakan si
aad ku dhaygasto inta hada ku jirta ka dhifo sawirka hoose
Gabayadii ugu horeeyey ee aan ku bilaabay webkan iyo abwaanadii tiriyey badan koodu waxay ku dhasheegan
gobolka sanaag oo aan isku dayo in aan suugaantiisa soo saaro iyo weliba taariikhdiisa oo aad iyo aad ugu ah muhiim dadka
ku bar baaray gobolkaas in ay ogaadaan hadan aqnin ka baro halakan kuna dhifo sawirka hoos ku dhegsan
Ka daawo somali video aan ka soo uriyey netka oo isugu jira faniin heesaya iyo warara iyo waxyaabo ku saabsan
somalida oo la dawan karo waxaa ku samaynayaa cusbanayasiin wiiga soo socda mar labaadkaad ku so noqoto in aad wax cusub ka
heshaa laga yaabaa hadan waxaad ka fiirin kartaa sawirka hoos ku dhegsan ee ku dhifo
Wargayska calamadow waa wargays madax banana oo ka soo baxa magalada Badhan ee Sanaag
halakan waxaan ku sameeyey web u gaar ah oo modal cusub lagu sameeyey moodalkan oo aan web site kale ee wargayskan hayaa aanay
ku soo sarin waa modlaka HTML waa ka fiican yahay word pro ka ay ku soo saran bal ila fiiri oo indhahaag kaga bogo
Sanaagland waxay leedahay group msnka ka furan oo aad ku biiri kartid si aad ula socoto wixii cusub ee ku
soo kardha webkan aadan ka noqoto membar aadan u dhegaysato heeso gayad ah oo aan weli soo gaarin webka adadka aan membar
ka hayan dhegaysan karin waxaad ka helaysaa dhalin yaro badan oo somaliyeed ka firi halkan
Bogan wuxuu ka mid yahay bogaga aan aadka isugu taxalujiyo in aan dadaal dheeraada saro si aan dadka ugu faa
iideeyo bogan waxaan ku kaydiyaa wax yaabaha wax laga barto sida ingiriisida iyo luuqada kaleba waxaa ku jiran qaamuusyo somali
iyo luuqado qalaad ku kala turjumaya waxaan soo gelin doonaa sida loo sameeyo web ka iyna iyo hadan hada ku arag waxaa diyaar
ah oo aan soo gelinayaa sida loo sameeyo computerada si loobarto si aad ku gasho ku dhifo sawirkan
waraysi aan ka diyarinay shirkii hay ada Horn relief uga dhacay wadanka maraykana oo ku
saabsanaa dekada Laasqoray oo aan idiin soo wadno
Sanaagland waxay idiin soo wadaa laba web oo aan rajaynaynaa in aad ka heli doontaa wargayskacalmadow.com oo wararka ah iyo somalimusicradio.com oo fanka iyo suugaanta kaa kamilaysa.